Taliye Indha-qarshe oo la kulmay wafdi uu horkacayey Yasir Khirey Abdelrahim (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay u qeybsanaha dalka Sudan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya Yasir Khirey Abdelrahim. Kulanka uu taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya uu la qaatay u qaabilsanaha dalka Suudaan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa goob joog ka … Continue reading Taliye Indha-qarshe oo la kulmay wafdi uu horkacayey Yasir Khirey Abdelrahim (Sawirro)